Barnaamijkayga Siyaasadeed

Xal u helidda AANADA Gaalkacyo!

White And Teal Modern Motivational Quotes Instagram Post

Degmada Gaalkacyo iyo dadkeedu waxa ay muddo la daalaa-dhacayeen colaado beelaysan oo kala dhexeeyay beelaha dariska ah; iyo dhanka kale oo argagixisadu ay ku bartilmaameedsan jireen haldoorkooda. Colaadahaasi waxa ay la hareen reer Gaalkacyo, iyaga oo ka reebay tartankii ay…

Puntland oo Dal ah!

Blue Gray Modern Business Quotes Instagram Post

Puntland, dhulkeeda, iyo dadkeedaba, ku dhawaad 145 sano, oo kasoo bilaabmaysa 188…-maadkii, ilaa maanta oo la marayo 2024, waxa ay mar walba u taagnayd u dagaalanka iyo jiritaanka umadda Soomaaliyeed. Mar waxa ay dadka reer PL Soomaalinimada ku difaacayeen beel…