Dhismaha Aqalka Isimada: Marjac siyaasadeed oo sharciyaysan.
![Dhismaha Aqalka Isimada: Marjac siyaasadeed oo sharciyaysan. 1 Blue Minimalist Social Media Financial Quote Instagram Post](https://siciidcodey.com/wp-content/uploads/2023/09/Blue-Minimalist-Social-Media-Financial-Quote-Instagram-Post-768x768.png)
Sideedaba dawladi waxa ay u dhisan tahay oo loo samaystaa in ay ka shaqayso danaha shacabkeeda, lagu helo cadaalad iyo sinnaan, ay noqoto meel qof walbaa uu afkaartiisa iyo malihiisa kusoo bandhigo, bulshaduna ay kala doorato waxa ugu fiican ee…