Dhismaha Aqalka Isimada: Marjac siyaasadeed oo sharciyaysan.
Sideedaba dawladi waxa ay u dhisan tahay oo loo samaystaa in ay ka shaqayso danaha shacabkeeda, lagu helo cadaalad iyo sinnaan, ay noqoto meel qof walbaa uu afkaartiisa iyo malihiisa kusoo bandhigo, bulshaduna ay kala doorato waxa ugu fiican ee…